ISKA JIR LA ISKUMA JECLEE! 5 astaamood oo ay raggu auga cararaan gabadhii ay ku arkaan (Qaybtii 3-aad)

0

(Hadalsame) 05 Abriil 2022 – Waxaan mar walba maqalnaa waxa dumarku u arkaan waxyaabaha aan soo jiidashada lahayn ee ragga sida kuwa aan hamiga iyo mas’uuliyadda lahayn, aan xoolaha haysan iyo boqol qodob oo kale. Aqri qaybtii 2-aad…

Yeelkeede, waxay inta badan xaajadu xasaasi noqotaa marka ay timaado in raggu ay ka hadlaan waxa aysan ka helin ama aan soo jiidashada u lahayn ee dhanka haweenka. Qaar ka mid ah waxyaabahaa ayaan kusoo koob liiskan oo ka kooban 5 qodob. Sii akhriso:

  • Qof jidka taagan oo tumata

For sure promiscuity isn’t a good trait for both men and women. But, as a woman, you stand a lesser chance of attracting a good man if you have a reputation for sleeping around. This may not sound fair but it is what it is.

Marka ragga wanaagsani ogaadaan inaad tahay ‘xabbad wadooyinka taagan,’ way ku adkaan doontaa inay qof dhab ah kuu qaataan. Waxaa xitaa dhacda inay ragga qaarkood kuu sheegaan inay caadi tahay inaad galmo la sameyso qofkaad doonto, xitaa kulanka 1-aad, balse isla ragga taa kugu wacdinaya ayaan kuu joogi doonin marka aad ka qoomamaynayso doorashadaa xun ee aad horay u samaysay. 

Hubaal sinadu maaha sifo wanaagsan ragga iyo dumarka labadaba. Laakin, naag ahaan, waxaad u taagan tahay fursad yar oo aad ku soo jiidan karto nin wanaagsan haddii aad caan ku noqoto ama ay kugu bartaan inaad la seexato qofkii kaasoo hor baxa. Waa arrin cadaalad darro u muuqan karta, marka la eego in gabadha oo qura lagu eedeeyo wax ay ragga laftoodu ku qalqaaliyeen, balse waa sida ay xaqiiqadu tahay oo waxba lagama bedeli karo.

Dhammaad…

Waxaa Diyaariyey: Max’ed Xaaji

Hadalsame Media