“Waxaad taageeraysaan argagixiso” – Ruushka oo Xamaas martiqaaday & Israel oo ka xumaatay + Dalab ka yimid

0

Ruushka ayaa sheegay inuu kala xaajoonayo sii daynta dad Ruush ah oo ka mid ah dadka u qafaalan Xamaas.

Xamaas ayaa sidoo kale ogolaatay inay sii dayso dadka rayidka ah ee ay ka qabsatay Israel, sida uu xaqiijiyey WaD Iran, Hossein Amir-Abdollahian, balse waxay doonayaan in oodda laga qaado ilaa 6,000 oo Falastiiniyiin ah oo u xiran Israel.

Waxay arrintan la kaashanayaan dalalka Qadar iyo Turkiga.

Hadalsame Media