DHEGEYSO: Magaalada Gothenburg oo yeelanaysa khad cusub oo tareen oo isku xiraya xaafado aan hadda tareen lahayn

0

(Gothenburg) 06 Juun 2023 – Magaalada Göteborg ayaa waxay yeelanaysaa khad cusub oo ah tareenka magaalada ee taraamka oo tegaya Hisingen.

Dhismaha khadkan cusub oo bilowday Isniintii shalay ayaa isku xiraya buundada Hisingsbron ilaa xaafadda Lindholmen, iyadoo lasoo maraya Frihamnen.

Dhismuhu haatan waa miisaali, balse wuxuu si dhab ah u bilaabmayaa qaybaha damb ee isla xagaagan.

Waxaa lagu wadaa inay howsha khadkani soo dhamaato sanadka 2025 ilaa 2026-ka.

Hadalsame Media