“Waa arrin muhim ii ah” – Benzema oo ka hadlay faa’iido uu ka helo bisha Ramadaan

0

(Madrid) 01 Abriil 2023 – Laacibka Kareem Benzema ayaa qiray sida uu ugu dheggan yahay soomidda bisha barakaysan ee Ramadaan.

Wuxuu ku faanay in Ramadaanku uu yahay qayb ka mid ah noloshiisa sidaa darteedna uusan xitaa saamayn ku yeelan howlihiisa maalmeed sida tababarkiisa.

Wuxuu kale oo sheegay in Ramadaanku uu u yahay sheey muhim ah noloshiisa maadaama uu siiyo dareen wanaagsan.

Hadalsame Media