Daily Mail oo sameeyey saadaal ay ka naxsan yihiin taageerayaasha Arsenal (Kooxdee horyaalka qaadi karta?)

0

(London) 01 Abriil 2023 – Horyaalka Premier League ayaa soo laabanaya usbuucan, taas oo la mecno ah tartanka xiisaha leh ee u dhexeeya Arsenal iyo Manchester City ayaa si toos ah usii kululaan doono.

Kooxda hoggaanka haysa ee Arsenal ayaa figta ku fadhisa 8 dhibcood oo nadiif ah iyada oo ay 10 kulan ka harsan yihiin horyaalka EPL.

Yeelkeede, kooxda horyaalka difaacanaysa ee City ayaa kulan baaqi u yahay welina waa inay kooxda Mikel Arteta kusoo dhowaysaa gurigeeda Etihad Stadium bisha soo socota.

Kooxda Pep Guardiola ayaa cabsi wayn gelisey kooxaha kasoo horjeeda fasaxa caalamiga kahor, kaddib markii ay 6-0 iyo 7-0 kaga badiyeen kooxaha Burnley iyo RB Leipzig sida ay u kala horreeyaan.

Halkan, Sportsmail ayaa waxa ay ku eegaysaa labada tartame ee horyaalka marka ay timaado kulamada u harsan si loo saadaaliyo cidda koobka qaadi karta Maajo 28.

WEEK 29 – Manchester City v Liverpool – Saadaal: 3-0 to City

Arsenal v Leeds – Saadaal: 3-1 to Arsenal

1. Arsenal – 72 dhibcood

2. Manchester City – 64 dhibcood

WEEK 30 – Southampton v Manchester City – Saadaal: 2-1 to City

Liverpool v Arsenal – Saadaal: 2-2

1. Arsenal – 73

2. Manchester City – 67 

WEEK 31Manchester City v Leicester – Saadaal: 2-1 to City

West Ham v Arsenal – Saadaal: 2-0 to Arsenal

1. Arsenal – 76

2. Manchester City – 70 

WEEK 32 – Arsenal v Southampton – Saadaal: 3-0 to Arsenal

1. Arsenal – 79

2. Manchester City – 70 

WEEK 33 – Manchester City v Arsenal – Saadaal: 2-2

1. Arsenal – 80

2. Manchester City – 71 

WEEK 34 – Arsenal v Chelsea – Saadaal: 3-1 to Arsenal

Fulham v Manchester City – Saadaal: 3-1 to City

Manchester City v West Ham – Saadaal: 4-0 to City

1. Arsenal – 83

2. Manchester City – 77 

WEEK 35Manchester City v Leeds – Saadaal: 2-0 to City

Newcastle v Arsenal – Saadaal: 1-1

1. Arsenal – 84

2. Manchester City – 80 

WEEK 36 – Arsenal v Brighton – Saadaal: 3-2 to Arsenal

Everton v Manchester City – Saadaal: 1-0 to City

1. Arsenal – 87

2. Manchester City – 83 

WEEK 37 – Manchester City v Chelsea – Saadaal: 2-1 to City

Nottingham Forest v Arsenal – Saadaal: 3-0 to Arsenal

1. Arsenal – 90

2. Manchester City – 86 

WEEK 38 – Arsenal v Wolves – Saadaal: 2-0 to Arsenal

Brentford v Manchester City – Saadaal: 2-1 to City

Not yet scheduled: Brighton v Manchester City – Saadaal: 2-1 to City

1. Arsenal – 93

2. Manchester City – 92 

Hadalsame Media