(Nyon) 24 Feb 2023 – Waxaa la sameeyey isku aadka Wareegga 16-ka Europa League iyadoo ay kooxaha waawayni inta badan heleen koox ay ku qanacsan yihiin.
Waxaa lugta 1-aad la ciyaari doonaa 9-ka bisha Maarso ee dhowaan bilaabmi doonta.
Union Berlin
vs
Union SG
————————
Sevilla
vs
Fenerbahçe
————————
Juventus
vs
Freiburg
————————
Leverkusen
vs
Ferencváros
————————
Sporting CP
vs
Arsenal
————————-
Man United
vs
Betis
————————-
Roma
vs
Real Sociedad
——————–
Shakhtar Donetsk
vs
Feyenoord
Hadalsame Media