TOOS u daawo: Liverpool vs Chelsea – LIVE (Shaxda Sugan)

0

(Liverpool) 21 Jan 2023 – Saxiixa cusub ee £88 milyan ginni ee Mykhailo Mudryk ayaa ka mid ah xiddigaha fadhiya kaydka Blues, halka Jurgen Klopp uu kursiga kaydka dhigay Trent Alexander-Arnold xilli ay Reds ku jirto hardan lama filaan ah kulanka ka dhacaya Anfield.

Liverpool vs Chelsea

Liverpool vs Chelsea

Hadalsame Media