(Hadalsame) 20 Okt 2022 – Waxaa la qiimeeyey qabaa’ilka ugu taajirsan qaaradda Afrika guud ahaan marka loo eego.
Qabaa’ilka ugu taajirsan Afrika (Richest Tribes In Africa), ayaa waxaa kaalimaha hore ama 10-ka sare waxaa ka muuqda Soomaalida.
Soomaalida oo hal qabiil isku ah, ayaa kusoo baxday kaalinta 8-aad iyadoo ka horreeysa qabaa’il in yar ka ballaaran sida Oromada.
1. Batswana 🇧🇼🇿🇦
2. Igbo 🇳🇬
3. Kikuyu 🇰🇪
3. Yoruba 🇳🇬
4. Tutsi 🇷🇼
5. Tigray 🇪🇹
6. Ashanti 🇬🇭
7. Banyankole 🇺🇬
8. Somali 🇰🇪🇸🇴🇪🇹
9. Oromo 🇪🇹
10. Zulu 🇿🇦
Isha: AfrikaChikana
Hadalsame Media
Facebook Comments