Cabsi durba ka taagan sharci cusub oo dhanka socdaalka ah oo Sweden ka hirgalay (Dhegeyso)

0

(Hadalsame) 17 Okt 2022 – Waxaa jira dhaleeceyn loo jeedinayo siyaasadda socdaalka ee xukuumadda cusub, ee la xiriirta in dadka asalhaan ajinabiga ah dalka laga musaafurinkaro haddii ay ku kacaan dambiyo, xadgudub ama anshax xumo.

Hanna Kataoka, oo ah dhakhtarad sare oo cilmi-nafsiga ah kana howlgashada cusbilataalka Sahlgrenska ee Göteborg, ayaa aragta khatarta ah in dadka aadka uga xanuunsan dhimirka ay arrintani saameeyn doonto.

Waxa loola jeedo anshax la’aan ma cadda, laakiin xiriirka dhilleysiga, xadgudubka dembiga, ama u hoggaansanaan la’aanta ayaa la sheegay.

Hadalsame Media