DAAWO: Somalia oo ka faa’iidaysan karta hardan cusub oo u dhexeeya Shiinaha & Galbeedka

0

(Hadalsame) 28 Juun 2022 – Dalalka G7 ayaa muddo 5 sano ah ku ururin doona adduun dhan 600bilyan oo doollar si ay ugula tartamaan Shiinaha.

Dalalka G7 oo wada reer Galbeed ah ayaa lacagtaasi ku horumarinaya kaabayaasha Afrika iyo dalalka kale ee soo koraya.

Haddaba hoos ka DAAWO warbixintan oo ay sidoo kale ku jirto sida ay Somalia uga macaashi karto hindisahan horumarineed ee cusub.

Hadalsame Media