WARBIXIN MUHIM AH: Shaksiyaynta amniga qaranka Somalia & sida isbeddel xirfadaysan loogu baahan yahay

0

(Hadalsame) 03 Feb 2022 – Waa maalinnimo khamiis ah taariikhduna ay ku begatahay 20ka janaayo, waxaa baraha bulshada wada qabsaday Maqaal (Qormo) uu qoray Agaasimihii hore eNISA : Fahad Yasiin, Qormadaas waxaa Cinwaan looga dhigaHaddii aawanaag fasho wanaabaa la fishaa”.

Maqaalku wuxuu dhaliyafalcelin balaaran,waxeyna bulshada u qeybsantay dhowr qeybood:kuwo la dhacay aragtida maqaalka, kuwo diidan fariinta maqaalka iyo kuwo kaamusay.

Waxaa shaki ku jirin in bulshada Soomaaliyeeay fahan qaldan ka heystaan “ Heyada Nabadsugida iySirdoonka Qaranka”,taasoo sabab u ah Dowladnimadii Somaliya oo qolfooahaaiywaaqic ahaan u burburtay sanadii 1991 balse burburkaas dowladeed uu bilowday sanadii 1977 kadib markiay awood ahaaiycaqli ahaanba u fashilmeyciidankiisidaas darted oo ay manta Soomaalidu ugu noolyihiin firaaq siyaasadeed dhan walba leh mudo ku siman 31 sano.

Amniga Qaranka waa arrin aad u weyn oo aan lagu xeri karin hadba maamulka jira, waa in si daacadnimo iyo hufnaan ay ku jirto loo dhawraa, oo aan lagu xirin dano gaar ah iyo tixgelin ku meel gaar ah. 

Sirdoonka ama Nabadsugiddu, waa Hayad dowliya, oo ka masuul ah, ilaalinta, uruurinta iyo raadintaxogaha daahsoon, qarsoon, raadraaciyo dabagalka arrimaha amniga, sida; SharcigDalka, Ammaanka QarankaArrimaha Ciidanka iyo Siyaasadda Arrimaha Dibadda.

Hayadda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ayaa qaabilsan ilaalinta, sirta Dalka guud ahaan, iyo ka hortaga dhagarta cadowga Gudaha iyo kan Dibadda 

Adduunka oo dhan Sirdoonku waxa uu marabadan ku shaqeeyaqaanuunka iyo garsoorka bannaankiisamaxayeelaywaxaka shaqeeyaaaagaaan qaanuun ka shaqayama ka shaqayn Karin! Sidawaxaa sameeya HayadahSirdoon ee Dunida ka jirsida CIAda Maraykan, Mossadda Israaiil, GRUda Ruushka, MI6ta Ingiriis, RAWda Hindiya iyo kuwa lamidka ah.

Madaxda Dunida soo maraiyo kuwa ka taliyaba waxay dhegiyo indho ka dhigtaan Hayadda Sirdoon ee Qarankaasi leeyahay, sababtuna waa in Hayaddaa lagaaminay una taagantahay Ilaalinta iyo Difaaca Masaalixda Qarankaasi leeyahay.

Dowladii kacaanka :

Sanadihii Dowladii Kacaanka ee ka talineysay Dalka waxaa ka shaqeynayaSaddex hayadood oo si wadajiauwada qabanaayay, ilaalinta iyuruurintxogaha sirta aee Dalka Gudihiisa iyo Dibaddiisaba :

1- National security servicNSS”.
2- CriminaInvestigative Division CID
3- Military IntelligencUnit” oo aheyd heyad u gaaaciidammada qalabka sida, oo la dhihi jiray Hayadda Nabadgalyada Gaashaandhiga “HANGASH

Hey’adaha sirdoonka dunidugu muhiimsan:

Hadaan dunida u jaleecno Dowlad kasta, waxay leedahay labo ama saddex laamood oo sirdoonka iyo dabagalka u qaabilsan, tusaale USA, (CIA, FBI iyo NSA,) waxaugu magacdheeCIA oo dibadda qaabilsabalse waxaa ughalisbadaNSA, daba-galka aabay ugu dheeraysaa.

Waddanka Pakistan, wuxuu ku jiraa Hayadaha sirdoonka caalamka kuwooda ugsarreeya, laantaawaxaa lagu magacaabaISI.

Wadanka Ingiriiska, waxuu leeyahaMIiyMI5 oo arimahSirdoonka u qaabilsan, midana waa dibadda (MI6)takalena (MI5wagudahaIsraa’iil waxaa ugcaansan MOSSAD, balse waxaa jira labo laamood oo lakala yiraahdo AMAN, oo asirdoonka dhaq-dhaqaaqa militari, iyo shetbet oo gudaha qaabilsan.

Dagaalka Dowladda Ruushka iyo Dowladda Maraykanka waxaa lafdhabar u aSirdoonka iyo soo gudbintxog xaqiiqo ah. Waxuu sirdoonku kuu sahlayaa, inaad tilaabo tilaabo ula socoticadowgaagiyo dhaqdhaqaaqa ay waddaan, waxaadna ka hortagi kartaa, tilaabo kasta bulshadiyo karaamada waddanka lagwayeelaynayo.

Sirdoonku waa indhaha ku tusaycadowgaaga mugdiga kuugu dhakawaana lama huraan in lgaliywaqti iyo lacag badan.

AGAASIME FAHAD YASIN IYO DOORKIISII SHAQADA:

AgaasimFahaYasin waa macquul in la-tuhmaayo tuhunkaasina iskugu jiri karo run iyo been, waxaase jirta arrimaan dood ka taagneyn oo ah in uu yahay nin Hayadeeoo karti badan, wuxuuna dib u habeyku sameyay taliskii nabadsugida iyo sirdoonka, wuxuuna tayeyay dhismaha dharcadilaalada shacabka.

Wuxuna dib u habeyn ku sameyay qeybaha kalduwaeHayada, kuwaasaan shaqeynin taiyo burburkii Qaranimada kadib.

Mudo yar oo koobawaxaa dib usoo noolaaday Magacii iyo Sumacadii ee Hayadda ku laheyd Qaarada Afrika, waxabooqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho ilaa sideeAgaasime Guud oo madaah ka ah Heyadaha Nabadsugida iyo Sirdoonka, kana kala yimid dowladaha ugu saamaynta iyawoodda badan dunida.

Maxay ku shaqeyaan Hey’adaha Amniga Qaranka?

Hayadaha AmnigSoomaaliyayaa ku shaqeeyjawi qalafsan, oo afartii sano mar shaqaalaheeda guud lakala diro, taasi oo kordhisa xasilooni darida Dalka, waxayna arrimahaasi ka miyihiin caqabadaha waaweyee hortaagan in ay horumarto,lana jaanqaado, dhigeeda.

Su’aasha dabadani maskaxdooda ka guuxeysa ayaah mala kala diri doonaa shaqaalaha Heyada Nabadsugida iyo Sirdoonka qaranka sidii horay loo sameyay doorashadii horegoormaase dhaqankaasi laga garaadsadonaaSiduu noqon doonaa mustaqbalka Hey’ada NISA?

Muxuu ku xeran yahay horumarka hay’adda?

Horumarka Hay’adda wuxuu ku xerayahay in lsameeyo kulliyado, machadyo ku takhasusaAmnigQarankiyo Daraasaadka Istaraatiijiyadeed lana Maskaxshiilo dhalinta Soomaaliyeeee soo kacaysa laguna hago jidka Dowladnimda iyo sareynta Sherciga,  kaadiriin ku takhasusay dabagalka,  falanqayntiyo samaynta cilmi baaris ku saabsan isdhexgalka gobolka iyo kuwa caalamka, shaqada aqooneeiycilmi baariseewaa udub dhexaadka shaqada Hayadaha Amniga.

HAL BACAAD LAGU LISAY:

Bulshada Soomaaliyeed waxee qaati ka taagayihiiSiyaasiiin dantooda ku colloobay, dantoodana ku heshiidoona, dhexdoodana ay ku xiiqeyguulwadayaal, waxaa igu soo dhacday oraahdii Michelle Obama oo ahey:”Iaad madaxweyne noqotaa ma beddelayso qofkaad tahay, balse waxabannaanka soo dhigaysaa qofka aatahay

Waxaa aad usoo badanaya siyaasiyiidanleaoo marinhabaabinaya bulshadauna gudbinaya warbixino aan ku dhisneyn Xilkasnimo, Daaacadnimo iyo Wadani,nimo.

Caqliga siyaasiga Soomaaliyeed waa inuu kala gartaa Danaha Diblomaasiyadeeee Qaranka, Danaha Amniga eQarankiyo loolanka kursiga villa Somalia dhexyaal.

Agaasimaha Heyada Nabadsugida iyo SirdoonkQaranka waa boos siyaasi ah oo la mid ah Xubnaha Golaha WasiiradaWasiirku wuxuu madax ka noqdaa Wasaarad, mudo kadibna waa ka tagaa balse jiritaanka wasaarada waxba iska ma badalo.

Waxaa aan rabaa inan dhaho Golaha midowga Murashaxiinta iyo dhamaan dadka siyaasada kujira in ay DalkiyDadka u turaan kana daayaan in markasta Heyadaha Dowlada laga bilaawo eber {from zero}, waa ka jiri karaaHeyadaha Dowlada dhexdood dhaliilo, musuqmaasuq baahsan, farsamo xumikutagrifaawooded balse waxaa loo baahayahay in aad la timaadaan qorshayaal horumarineed oo dhankasta leh.

Waxay bulshada Soomaaliyeed idinka sugeysaa in Dastuurka Dalka la dhammaystiro, oo afti dadwayne loo qaado, lana tayeeyo HeyadahDowliga kuwoodugmuhiimsan sidMaxkamadda Sare.

In la daadejiyo federaalka, lankobciyo waxsoorkaarkkhayraadka, Iskfilnaashbuuxdana laga gaaro Amniga Qaranka, iyo hirgalinta Dhabuheshiisiin loo dhan yahay.

Haddii aanan intaa la idinkhelin waxaa wadaan waa maan guracan iyo garasho jaan.

W; D: Mohamed Ahmed Jiinte – Waxaad kala xiriiri kartaa jiintecade23@gmail.com

FG: Qoraal kasta wuxuu ka tarjumayaa aragtida qoraha ku saxiixan oo qura

Hadalsame Media