Dadwaynaha Soomaalida oo ka fal-celinaya xayiraadaha Covid ee la qaadayo (Dhegeyso)

0

(Hadalsame) Feb Jan 2022 – Dowladda ayaa 9-ka bishaan Febraayo oo ku began Arbacada waxay rafacaysaa inta badan xannibaadihii taagnaa ee cudurka Covid-19.

Laanteeda af-Soomaaliga ayaa mikrafoonka la dhex qaadday dadwaynaha Soomaaliyeed qaarkood oo ra’yigooda ka dhiibtey tillaabadan.

Cabdulqaadir Axmed – Taksiile, Axmed Max’ed (Warsheekh) – dukaanle ah, iyo Ubax Maxamed & Max’ed Yuusuf oo ka shaqeeya adeegga bulshada.

Hadalsame Media