MW hore ee Cabdiqaasim muxuu ka yiri khilaafka taagan (Dhegeyso)

0

(Hadalsame) 27 Dis 2021 – Madaxweynihii hore ee Somalaiya Cabdiqaasim Salaad Xasan oo ku sugan magaalada Qaahira ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee ka taagan Muqdisho iyo khilaafka u dhaxeeyay madaxweynaha iyo Ra’iisul-wasaaraha.

Cabdiqaasin ayaa labada hoggaamiye ugu baaqay inay xiisadda qaboojiyaan.

MW hore ayaa arrintan uga warramay Idaacadda VOA Laanta af Soomaaliga.

Halkan ka dhegeyso…

Hadalsame Media