Dal Yurub ah oo qofkii shisheeye ah oo dembi gala dib ugu celinaya dalkiisa (Dhegeyso)

0

(Hadalsame) 22 Dis 2021 – Dowladda ayaa waxay doonaysaa in ay sharci adag soo saarto si muwaadiniin badan oo ajaanib ah oo danbi ku galay Sweden loogu gudbiyo xabsiyada dalalkooda.

Tani waxay boosas badan u bannayn doontaa dadka Iswidhishka ah ee xukunnada lagu rido; sida uu sheegay Wasiirka Caddaaladda ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha Morgan Johansson;

“Si fudud waxaan u baahan nahay in xabsiyadeena ay ku jiraan dambiilayaasheenu,” ayuu yiri.

Hadalsame Media