Shuruudaha cusub ee uu Sucuudigu uga baahan yahay qofkii doonaya inuu soo Cumraysto (Dhegeyso)

0

(Hadalsame) 01 Dis 2021 – Dowladda Sucuudiga ayaa dhawaan u furtay dadka doonaya in ay soo cumreystaan xili aduunku uu ka naxsan yahay nuuca cusub ee koroonaha oo xitaa Sucuudiga kiiskii 1-aad laga helay.

Musaafiriinta doonaya sanadkaan in ay soo cimreystaan ayaa laga doonayaa in ay soo buuxiyaan shuruudo dhowr ah.

Cali Mursal oo ka mid ah dadka saffaradaa qabanqaabiya ayaa soo jeediyey in aan lagu degdegin haatan ilaa inta uu xaalku iska badalayo.

Hadalsame Media