Awaamiir cusub oo lagusoo rogey cid kasta oo usoo safraysa dalka Sweden (Dhegeyso)

0

(Hadalsame) 30 Nof 2021 – Talada cusub ayaa ah in dhammaan dadka Iswiidhan soo gala u baahan yihiin in ay iska tijaabiyaan ama iska baaraan xanuunka covid-19.

Taas oo xidhiidh la leh in dhowr kiis oo ah nooca cusub ee corona lagu xaqiijiyay dalkan.

Hay’addan ayaa dhamaan dadka todobadii casho ee ugu dambeeyay u safray wadamo ka baxsan kuwa Nordic-ga kula talinaysa in ay xanuunkan iska tijaabiyaan.

Hadalsame Media