Arrin lagu kari la’yahay xaafado ay Soomaalidu u badan tahay oo ku yaalla Sweden

0

(Stockholm) 10 Sebt 2021 – Maamulka Gobolka Stockholm ayaa hirgeliyey tillaabooyin lagu doonayo inay dadku qaataan tallaalka cudurka covid-19.

Waxaa la bilaabay olole lagu faafinayo luuqado kala geddisan iyo wacyi gelinno caafimaad iyo basas wareegaya oo tallaalka bixinaya dhanka Botkyrka, Södertälje & Järva.

”Waa in aannu dedaalka kordhinnaa oo duruufaha jira waafajinnaa,” ayuu yiri Isu Duwaha tallaalka Magnus Thyberg.

Hadalsame Media