CAWAD: ”Cudurka Covid-19 uma eka mid muddo dhow ku dhamaan doona marka waa in…”

0

(Hadalsame) 17 Agoosto 2021 – Waxaa jira walaac ka taagan inay mar kale sare u kacaan kiisaska cudurka Covid-19 marka ardaydu dib ugu laabtaan fasallada dayrta si ka duwan sidii hore oo ay guryaha ku dhigan jireen, iyadoo ay xitaa Jamciyadda Dhakhaatiirtu ay soo jeediyeen hindise ah in la tallaalo carruurta ka wayn da’da 12-jirka.

Maxamed Cawad oo ka mid ah macallimiinta wax ka dhiga dugsiyada Göteborg ayaa ka warramaya sida uu u arko walaaca lasoo hadal qaaday.

Hadalsame Media