DAAWO: Fannaan caan ah oo dhex deggan garoon lagu ciyaaro kubadda cagta + sababta

0

Wuxuu garoonka soo galay in yar uun kaddib markii isla garoonka laga shiday heeso ku jira albumkiisan cusub ee Donda iyadoo ay dadku ogaadeen inuu daawanayo ciyaarta oo ka tirsanayd Horyaalka Kubadda Cagta ee Major League Soccer.

Fannaanka oo garoonka qayb ka degey isagoo xitaa keensaday kariye gaar ah ayaa soo saaray albumkiisii 10-aad oo uu ku maamuusayo hooyadii Donda West oo xijaabatey iyada oo 58 jir ah kaddib jirro ay ka qaadday qalliin is qurxin ahaa oo ay gashay 2007dii.

Hadalsame Media