DAAWO: Magaalo caan ah oo markii ugu horreeysey bartameheeda laga taagey Calanka Somalia

0

(Melbourne) 01 Luulyo 2021 – Waxaa maanta ku ekaa Todobaadka Calanka iyo Xorriyadda Somalia oo haatan taagan sanad-guuradii 61-aad.

Haddaba, waxaa Calanka Somalia markii ugu horreysay laga taagay Faras-magaalaha Melbourne ee dalkaasi Australia, gaar ahaan fagaaraha Federation Square.

Waxaa kale oo jira nin cadaan ah oo dhex degan xaafadaha Somaalida oo maalinta 1-da Luulyo sanad walba gurigiisa ka dhex taaga Calanka Somalia.

Hoos ka daawo warbixin uu arrintan ka sameeyey Ibraahim Cumar Baaffo oo VOA uga soo warrama Australia.

Hadalsame Media