3 arrimood oo dhici kari lahaa haddii uu MW Farmaajo shalay tegi lahaa Jabuuti

0

(Hadalsame) 16 Maajo 2021 – Sawirada RW Rooble ku dhacay shalay ka warran haddii ay MW Farmaajo ay ku dhici lahaayeen? Maxaa se dhici lahaa?

Waxaa markiiba laga samayn lahaa cinwaanno waawayn oo been ah oo shacabka lagu wareerinayo, sida:

1) In Uhuru & Farmaajo ay arintii badda ka wada hadleen.

2) In Farmaajo diidey inuu Ismaaciil Cumar Geelle salaamo.

3) In Qatar ay ku khasabtay Farmaajo inuu Jabuuti tago si Kenya loogu furo arinta Qaadka.

4) Iyo qiiro jaban badan oo kale…

Maxay kula tahay adiga?

Waxaa Qoray: Xuseen Jaamac

FG: Qoraalkani wuxuu ka tarjumayaa aragtida qoraha ku saxiixan

Hadalsame Media