Bililiqadii ugu waynayd oo Facebook ka dhex socota & gardarro garab og (Magacaaga ka baar boggan kaddibna dacwee)

0

“Qorshaha kooxda Ducada Quddus ee Jerusalem Prayer Team waa dhismaha Saaxiibbada Sahyuuniyadda si loo ilaaliyo, difaaco looguna duceeyo dadka Yuhuudda iyo nabad ka dhacda Quddus.” ayaa lagu qoray.

Facebook oo uu leeyahay Mark Zuckerberg, ayaan hal kelmad ilaa haatan ka dhihin xero taraarka lagu sameeyey gaarnimada malaayiintan qof ee like-tooda la qaatay iyagoo aan raalli ka ahayn si loogu meel mariyo qaddiyad ay kasoo horjeedaan.

Facebook oo dhanka kale aad usoo deg dega marka wax laga sheego Yuhuudda ayay dad badani la yaabeen inay ogolaado in ilaa heerkan la jebin karo xeerka khusuusiyadda qofka iyo xogihiisa gaarka ah sida magaciisa.

Halkan guji oo magacagaaga ka baar, kaddibna report garee haddii aad ku jirto iyo haddii kaleba.

Hadalsame Media