DHEGEYSO: Fayruska halista ah ee Hindiya oo soo gaarey dalka Sweden (Kiisas la helay)

0

(Stockholm) 28 Abriil 2021 – Waxaa haatan ay dadku si aad u badan ugu dhimanayaan cudurka Covid-19 dalkaasi Hindiya, iyadoo ay dowladdu la’dahay meelo dadka lagu gubo ama lagu aaso.

  • Illaa iyo hadda ma cada in noocan fayruska Hindiya uu ka faafid ama halis badan yahay kolka loo barbar dhigo noocyadii kale.
  • Illaa hadda lama ogsoona habka fayruskani uu dalka ku soo gaaaray.
  • “Midda aannu sameeyn doono waxay tahay inaannu xiriir gaar ah la yeelanno si aannu wax uga weydiinno halka ay xanuunka ka qaadeen”, sida ay sheegtay  Maria Rotzén Östlund, madaxa laanta cudurrada faafa.

Hadalsame Media