Sweden oo sheegay in dalal ay Somalia ka mid tahay ay ku liitaan ciyaaraha haweenka (Dhegeyso)

0

(Stockholm) 23 Maarso 2021 – Baaritaan ay sameeyeen guddida Delmi oo ka mid ah Wasaarada caddaalada, Justitiedepartementet, ayaa muujinaya in ka qayb qaadashada sboortiga ee hablaha waalidkood ku dhashay waddamada Soomaaliya, Ereteriya iyo Suuriya uu ka hooseeyso kuwa waalidkood asal ahaan ka soo jeedaan dalkan.

Mohamed Farah oo ah tabobaraha ciyaarta xeego-barafka ama Bandy-ga oo ka dhisan magaalada Borlänge ayaa ka hadlaya sababta.

Hadalsame Media