Aqoonyahan Kenyan oo dalkiisa uga digey cawaaqibka ay la kulmi karto kaddib markii ay ka baxday dhegeysiga dacwadda ICJ

0

(Nairobi) 15 Maarso 2021 – Kenya ayaa shalay shaacisay inay ka baxday dood-afeedka ka dhexeeysa Somalia-Kenya iyadoo daliishatey sababo la xiriira cudurka Covid-19.

Aqoonyahanka Prof PLO. Lumumba oo ka mid ah dadka aaminsan aragtida Pan-Africanism-ka ayaa Kenya uga digey tillaabada ay qaadday.

“Xeer Ilaaliyaha Guud ee dalkayga aan jeclahay ee Kenya iyo kooxda qarreenada ah ee difaacaya waa inay arrintan ka fikiraan marka ay ka baxayaan dacwadda badda ee Kenya-Somalia.”👇🏿

Hadalsame Media