CAF oo amar cusub kusoo rogtey Koobka Junyarka Bariga & Bartamaha Afrika oo Axadda furmaya (Somalia goorma ayay ciyaaraysaa?)

0

(Caruusha) 19 Nof 2020 – Xiriirka Kubadda Cagta Afrika (CAF) ayaa go’aamiyey in Koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika ee 20-jirrada la ciyaaro taageero la’aan, cudurka COVID-19 dartii.

Tartankan oo Axadda Tanzania ka furmaya, ayaa waxaa ku hardaya dalal Bariga Afrika ah, waxaana lagu qabanayaa magaalada Caruusha ee The regional competition will pit nine nations from eastern Africa against one another for the dalka Tanzania maadaama uu dalkaasi uu qaaday isla qaybtii ugu dambeysey ee 2019-kii oo ay Somalia final-ka isla yimaadeen.

Waxay dalalku kala yihiin Somalia,  Kenya, Tanzania, Djibouti, Burundi, South Sudan, Ethiopia, iyo Uganda. Rwanda iyo Eritrea ayaan ka qayb qaadan doonin

Somalia has been placed in Group A along with Tanzania and Djibouti.

Waxaa la furayaa 22-ka Nof, wuxuuna xirmayaa 2-da Dis. Somalia waxay guruub kula jirtaa Tanzania iyo Jabuuti.

ARAG ISKU AADKA

Tanzania vs Djibouti (Sunday, November 22, 2020, Black Rhino Academy, 4:00 pm)

Djibouti vs Somalia (Tuesday, November 24, 2020, Black Rhino Academy, 4:00 pm)

Somalia vs Tanzania (Thursday, November 26, 2020, Black Rhino Academy, 4:00 pm)

South Sudan vs Uganda (Monday, November 23, 2020, Sheikh Amri Abeid, 4:00 pm)

Uganda vs Burundi (Wednesday, November 25, 2020, Sheikh Amri Abeid, 1:00 pm)

Burundi vs South Sudan (Friday, November 27, 2020, Sheikh Amri Abeid, 4:00 pm)

Ethiopia vs Kenya (Monday, November 23, 2020, Sheikh Amri Abeid, 1.00 pm)

Sudan vs Ethiopia (Wednesday, November 25, 2020, Sheikh Amri Abeid, 4:00 pm)

Kenya vs Sudan (Friday, November 27, 2020, Sheikh Amri Abeid, 1:00 pm)

Nus-dhamaadka

Winner Group B vs Winner Group C (Monday, November 30, 2020, Black Rhino Academy, 12 noon)

Winner Group A vs Best Loser (Monday, November 30, 2020, Black Rhino Academy, 3:30 pm)

Dhamaadka

Final (Wednesday, December 2, 2020, Black Rhino Academy, 3:30 pm

Hadalsame Media