”Qofka laguma oran karo maxaad carruur badan u dhashay!” – Social-ka oo ka jawaabey cabasho ka timid Soomaalida Göteborg (Dhegeyso)

0

(Gothenburg) 23 Okt 2020 – Waxaa todobaadkii tegey magaalada Göteborg ka dhacay kulan dhex marey dallada Västra Götalands Distrrikt Förbundet iyo madax ka socotey qaybta bari ee maamulka degmada Göteborg, kuwaasoo ashtako ka ahaa howl wadeenno xafiiska dhaqaalaha laga dalbado oo ay sheegeen inay bahdilaan oo xujeeyaan.

Dalladda & Bjarne Öhman, Madax Qaybeedka Maamulka göteborg ee dhaqaale bixin ama cayrta ee bariga Göteborg.

Hadalsame Media