DHEGEYSO: Taariikhdii halyeeygii Kobe Bryant oo kooban (Tebintii Xaaji)

0

(Los Angeles, CA) 28 Jan 2020 – Laacibkii caanka ahaa ee kubadda kolayga ee Los Angeles Lakers, Kobe Bryant ayaa goor dhow ku dhintay shil dayuuradeed oo ka dhacay Calabasas, sida uu xaqiijiyay TMZ Sports.

Waxaa la xaqiijiyay inay shilka ku dhinteen 5 qofood oo saarnaa dayuurad nooca qumaatiga u kaca ah, gaar ahaan Sikorsky S-76, oo uu laacibku si gaar ah u lahaa.

Maxamed Xaaji ayaa warbixin yar kusoo koobaya taariikhdii Kobe oo loo arko halyeey caalami ah, qof ahaan iyo xirfad ahaanba.

 

Hadalsame Media