Fannaanka Khadar Keeyoow oo xabsiga laga sii daayey!

0

(Addis Abeba) 21 Jan 2020 – Warar goor dhow nasoo gaarey ayaa sheegaya in uu xorriyaddiisa dib u helay fannaanka Khadar Keeyoow oo dhowaanahanba ku xirnaa dalka Itoobiya.

Fannaanka oo ku xirnaa xabsi ku yaalla magaalada Addis Ababa ayaan si saaxi ah weli loo xaqiijin karin sababaha loo qabsaday.

Ilo fannaanka ku dhow ayaa Hadalsame Media u sheegay inuu fannaanku ka hadli doono sida ay wax u dheceen.

Hadalsame Media