DHEGEYSO: Warbixinno xul ah oo ku saabsan kulamadii todobaadkan ee EPL, Serie A & La Liga

0

(Hadalsame) 20 Jan 2020 – Dhegeyso warbixinno ku saabsan kulamadii ugu xiisaha badnaa ee todobaadkan ka dhacay qaaradda Yurub, gaar ahaan horyaallada EPL, Serie A, La Liga iwm.

Waxaa barnaamijka ka qayb qaadanaya weriyeyaal isboorti oo waawayn sida Maxamed Xaaji, waxaana daadihinaya Mowliid Xaaji ee hoos ka dhegeyso.

Hadalsame Media