Arag NIMCADA aad haysato ee aanad misna ogayn! (Akhri qoraalkan kooban)

0

(Hadalsame) 13 Dis 2019 – Inta aad habeenkii seexanayso adiga oo aan isticmaalin daawooyin qofka hurdada ka caawiyo, subaxdiina aad soo kacayso adiga oo caafimaad qaba awoodna u leh inuu xaajaadkiisa daboolo iyadoo aysan jirin cid ceebahaaga arkaysa, xaal aad tahay mid lugahiisa ku socda oo caajis, xanuun iyo duqnimo intaba aysan dabrin.

Haddaba ogow waxaad kamid tahay boqorrada adduunka dushiisa ku nool ee u mahadnaq Allaha ku abuurtay ee xisaab la’aanta kugu siiyay nimcada weyn ee aad maanta haysato.

Dr Mustafa Kamal Mahmoud Hussein Alle ha u naxariisto oo ahaa dhaqtar, suxufi, faylasuuf, qoraa, cabqari, caalim, iyo mufakir u dhashay dalka Masar.

W; D: Cabdullaali Colombo

Hadalsame Media