SAWIRRO: Dhismaha KMG ah ee uu kusii shaqaynayo Baarlamanka Somalia oo gebagebo ku dhow

0

(Muqdisho) 28 Agoosto 2019 – Baarlamanka DF Somalia ayaa loo sameeyay dhisme cusub oo ay si kumeel gaar ah ugu sii shaqayn doonaan inta laga dhisayo Baarlanka Somalia.

Dhismahan cusub oo loo dhisay qaab casri ah ayaa laga dhisay gudaha Madaxtooyada Somalia, waxaana dhismahan iyo midka Baarlamankaba dhisay ama dhisaya dalka Turkiga.

DF Somalia ee haatan jirta iyo kuwii ka horreeyay ayaa ku mashquulsanaa sidii loo soo noolayn lahaa dhismayaasha hay’aadkii dowladeed ee ku burburay dagaalladii sokeeye ee lagu hoobtay, balse iminka laga soo kabanayo.

Hadalsame Media