ADYAD EHEL: Nin FARAANTI bug ah xaaskiisa ku siray & FASHILKII ka raacay!!

0

(Hadalsame) 26 Agoosto 2019 – Nin baa mushaarkii ka soo daahay, xaaskiisa ayaa u soo siibtay faraantigeeda oo ku tiri ”hoo iibso ee culeeysyada ku haysta isaga dabbar.”

Ninkii ayaa Ooyin la dhacay illaa garkiisa uu qoyo.

Waxa ay ku tiri maxaa kaa oohinaya waa faraantigii aad ii soo iibisay dhowr sano ka hor.

Waxa uu ugu jawaabay ”faraantigani Dahab ma’ahan…..!!!”

Ragow dumarka waa keydkiinna waxad u dhiibato oo dad iyo deeq ah ayay idiin hayaan ee iska ogaada.

Waxaa Diyaariyay: Aways Xasan Maxamed

Hadalsame Media