DHEGEYSO: Warbixin ku saabsan Horyaalka EPL oo furmay (Tebintii Max’ed Xaaji)

0

(Manchester) 12 Agoosto 2019 – Waxaa todobaadkan dib u furmay horyaalka Ingiriiska, waxaana durba wacdaro ka dhigay kooxihii sanadkii tegey horyaalka isku haystey ee Liverpool iyo Man City oo goolal badan iskugu jawaabey.

Waxaa todobaadkii 1-aadba sidoo kale isku dhacay kooxaha waawayn ee Man United vs Chelsea, waxaana kulankaa si xarrago leh u badisay kooxda Man U.

Haddaba, warbixin ku saabsan kulamadii dhacay todobaadka 1-aad ee EPL oo uu diyaariyay Maxamed Xaaji halkan hoose ka dhegeyso.

Hadalsame Media