CUDUD BADEED: Imisa dal ayaa leh maraakiibta dayuuradaha xambaara?

0

(Hadalsame) 21 Maarso 2019 – Waddamadda ugu badan maraakiibta diyaaradaha dagaalka xambaara.

Daraasaddii ugu dambeysay ee la sameeyey sanadkan 2019, Tirada ugu badan ee maraakiibta dayuuradaha qaada waxaa leh wadanka Mareykank wuxuuna kaligii leeyahay 25 markab oo xilligan shaqeeya.

?? Italy: 5 Markab
?? France: 4 Markab
?? Japan: 4 Markab
?? Australia: 2 Markab
?? Egypt: 2 Markab
?? United Kingdon 1 Markab
?? Shiinaha: 1 Markab
?? Hindiya: 1 Markab
?? Ruushka: 1 Markab
?? Thailand: 1 Markab
?? Kuuriyada Koonfureed: 1 Markab
?? Spain: 1 Markab.

Xigasho: Majalad ka faaloota arrimaha ciiddamada ee Global Fire Power.

Waxaa Diyaariyay: Moowliid Xaaji Cabdi

Hadalsame Media