DAAWO: Magaalada Boosaaso oo ka cabanaysa Oromo kusoo jabtay!

0

(Boosaaso) 21 Maarso 2019 – Magaalada Boosaaso oo ah caasimadda gobolka Bari ee woqooyi Bari Somalia ayaa la daalaa dhacaysa socoto Oromo ah oo magaaladaa raxan raxan usoo geleeysa.

Dadkan oo gawaarida uga dega meel 60 km u jirta magaalada Boosaaso ayaa lug ku mara jidka dheer ee Boosaaso taga, iyagoo sii maraya tuulooyin jidka ku yaalla.

Maxamed Maax Coloow oo ka tirsan dadka degaanka ayaa ka hadlay culayska ay dadkani degaankaa ku hayaan, isagoo sheegay inay mar qura jidka qaadeen dad gaaraya 700-800 oo qof, kuwaasoo qayb qayb u socda.

Halkan hoose ka daawo…

Hadalsame Media