Waa kuwee kooxaha ugu difaac adag sanadkan 2019?

0

(Nyon) 14 Feb 2019 – Waxaa meel xasaasi ah maraya tartamada maxalliga ah ee qaaradda Yurub oo ay kooxuhu hadafo kala geddisan u dirirayaan, min mid horyaalka rabta iyo mid ay doodi kaga jirto inay sii joogi karto oo heera 2-aad ka cararaysa.

Yeelkeede, waxaan idiin haynaa kooxihii ugu difaaca adkaa ilaa horraantii bishii Disembar ee dabayaaqadii sanadkii tegey ee halkan hoose ka dheeho, kooxaha laga dhaliyay goolashii ugu yaraa horyaallada waawayn ee Yurub.

Hadalsame Media