TOOS u daawo: Kalfadhiga 32-aad ee caadiga ah ee Midowga Afrika – LIVE

0

(Addis Abeba) 10 Feb 2019 – Waxaa xarunta Ururka Midowga Afrika ee magaalada Addis Abeba ka soconaya shir madaxeed ku tirsan kaldhiga 32-aad ee caadiga ah.

Waxaa shirka ka qayb gelaya Somalia oo uu metelayo madaxwaynaha dalka iyo wefdi uu hoggaaminayo, haddaba hoos toos uga daawo khudbadaha ay jeedinayaan madaxda Afrika iyo kuwa caalamka ee lagu casuumay shirka.

Hadalsame Media