XOG HOOSE: Isku shaandhayntii ugu ballaarnayd oo dhici karta (Eeg jagooyinka ay saamayn karto)

0

(Muqdisho) 20 Jan 2019 – Ilo aan doonaynin in haybtooda la faafiyo ayaa Hadalsame Media la wadaagey xog ku saabsan isku shaandhayn ballaaran laga yaabo in lagu sameeyo xukuumadda Somalia iyo jagooyin kale.

In isku shaandhayntan oo muddaba hawada ku jirtey isla markaana aan la xaqiijin karin run ahaanteeda ayaa sida aannu warka ku heleeyno waxay birtu haleeli kartaa wasiirro badan iyo xitaa Guddoomiyaha Gobolka Banaafir.

HOOS KA EEG TAXA ISKU SHAANDHAYNTA LA HADAL HAYO:

Ra’ Wasaare Ku-xigeenka Xil. Maxamed Cabdi Xayir Maareeye

1. Wasiirka Gaashaandhiga Xil. Xuseen Carab Ciise

2. Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Xil. C/wahab Ugaas Khalif

3. Wasiirka Haweenka Xil. Fowzia Maxamed Sheekh

4. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Xil. Khalif Cabdi Cumar

5. Wasiirka Arrimaha Gudaha C/samad Macalin Maxamuud

6. Wasiirka Amniga Cabdi Jiibow Calasow

7. Wasiirka Caddaaladda Xuseen Cusmaan Xuseen

8. Wasiirka Tamarta Macdanta iyo Biyaha Xil. Daahir Amiin Jeesow

9. Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Xil. Zakariye Xaaji Maxamuud

11. Wasiirka Ganacsigga iyo Warshadaha Prof. Xuseen Warsame

DHANKA WASIIRU DOWLAYAASHA

1. Wasiiru Dowlaha Arrimaha Amniga Fahad Yasin Daahir

2. Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Bishaar Ugaas Ibraahim

3. Wasiiru Dowlaha kaluumeysiga Xil. C/karim dhalac

4. Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dastuurka Dr. Maxamed Beekoos

5. Wasiiru Dowlaha Xukuumadda & xiriirka Baarlamanka C/qaadir Maxamed Nuur Jaamaca

6. Wasiiru Dowlaha Arrimaha bii’adda Prof. C/laahi sheekh Cali Qaloocow

7. Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha Cabdi-Saciid Muuse

WASIIR KU XIGEENNO

1. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Diinta Xil. Xasan jimaale

2. Wasiirka ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Xil. C/Rashid xidig

3. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka Xil. Yusuf Xayle

4. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xil. Xuseen Qaasin Yuusuf iidow

5. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda howlaha Guud Xil. C/saabir Shuuriye

6. Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga Xil. C/qaadir Carabow Ibraahim

7. Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta & hanuuninta Dr. Liibaan Aadan Obsiye

Taliyaha Ciidanka Xoogan Dalka General Maxamed Cali Catoosh

Taliyaha Ciidanka Sirdoonka General Khalif Axmed Ereg

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Amb. Maxamed Cali Nuur Wariyha warkan wuu qarsoon yahay.

Hadalsame Media