Puntland: Cabdiwali Cali Gaas oo ku haray wareega koowaad ee codeynta hoggaanka Puntland

0

(Garowe) 08 Jan 2019 – Wareega Koowaad ee doorashada hoggaanka Puntland ayaa dhamaatay iyadoo Madaxwaynaha Puntland Gaas ee xilkiisu maanta ku egyahay uu ku haray wareega Koowaad isagoo helay 8 sideed cod oo kaliya.

Waxaa wareega labaad gudbay Generaal Asad oo 17 cod helay, Saciid Maxamed Deni oo helay 20 cod iyo Faarax Cali shire oo helay 9 cod.

Hadalsame Media