GAROWE: Wareegii 2aad ee doorashada oo dhamaatay iyo Generaal ASAD IYO SACIID DENI isku dhagan

0

(Garowe) 08 Jan 2019 – Wareega labaad waxaa codadka loo kala helay sidaan. Generaal ASAD  ayaa helay 30 cod halka musharaxa ku soo xiga Saciid Deni uu helay 29 cod, iyadoo musharaxa sadexaad Faarax Cali Shire uu helay 7 cod.

Waxaa hadda loo gudbay wareega sedexaad waxaana u gudbay labada musharax ee ugu codka badan waa Generaal ASAD IYO SACIID DENI.

Hadalsame Media