DAAWO: ”Anigu weligeey wax ma jeclaanin, mana arag wax i jecel” – Faynuus Sh Daahir

0

(London) 08 Jan 2019 – Fanaanadda dhanka jilliilnka ee caanka ah ee Faynuus Sheekh Daahir oo ka mid ahayd Kooxdii Waaberi.

Faynuus ayaa wax laga waydiiyey arrimo la xiriira caashaqa, waxayna bixisay jawaab aad loogu qoslay iyadoo si kal iyo laab ah u tiri: ”Aniga horta weligeey iyo Allaheey waxba ma jeclaanin”.

Faynuus ayaa sheegtay in ay aad u kala geddisan yihiin qaabkii waayihii hore loo wajihi jirey jacaylka iyo guud ahaanba haasaawaha iyo qaabka iminka oo aad uga dhiirran midkii hore. ”Anigu weligeey xitaa ma arag qof i tiraahda waa ku jeclahay” ayay tiri iyadoo qoslaysa.

Halkan ka DAAWO…

Hadalsame Media