GALKA BAARISTA: DHEGEYSO…Boobka dhulalka danta guud (Siyaasiyiin caan ah oo ku lug yeeshay)

0

(Muqdisho) 03 Jan 2018 – Barnaamijkii Galka Baarista ee ka baxa idaacadda VOA waxaa todobaadkan lagu soo qaatay murannada dhinaca dhulka ee Soomaaliya ka jira.

Waxaa sanadihii dambe aad usoo kordhay murannada dhanka dhulka, iyadoo la sheegay in la xaraashay dhulal badan oo ay xitaa ku jiraan kuwo ay lahaayeen hay’ado dowladeed.

Waxaa barnaamijka isku dubba ridey halkanna ka soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Halkan ka dhegeyso

Hadalsame Media