Soomaaliya oo cayrisey Ergaygii Gaarka ahaa ee Q.M ee Soomaaliya (Sababta)

0

(Muqdisho) 01 Jan 2019 – Wasaaradda arrimaha dibeda ee Dowladda Soomaaliya ayaa ku wargalisay Wakiilka Gaarka Ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom in aan Soomaaliya laga rabin isla markaana uusan ka shaqayn karin

Akhriso Qoraalka dowladda Soomaaliya.



Hadalsame Media