Mareykanka oo Sagaal Boqol oo Milyan oo doolar ugu deeqay dowladda Soomaaliya

0

(Muqdisho) 18 Dis 2018 – Safaaradda dowladda Mareykanka ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta sheegtay in Maraykanku Soomaaliya siin doono adduun lacageed oo gaareya $900 oo Milyan oo doollar si maalgalin xoog leh loogu sameeyo gudaha dalka Soomaaliya..

Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto oo maanta soo saaray war saxaafadeed ayaa sheegay in soomaaliya ay kacaawin doonaan dhinacyada gargaarka bani’aadanimada, dhismaha hey’addaha dowliga ah, waxbarashada, caafimaadka, garsoorka shaqo abuurka, horumarinta dhaqaalaha, xasiloonida iyo nabadda Soomaaliya.

Hoos Ka eeg qoraalka deg dega ah ee ka soo baxay Safaaradda Maraykanka

Hadalsame Media