BOLOGNA VS AC MILAN: Shaxaha & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

0

(Milano) 18 Dis 2018 – Waxaa caawa kulanka ugu dambeeya todobaadka 16-aad ee horyaalka Talyaaniga ku ballansan kooxaha Bologna iyo AC Milan.

Dhanka Bologna: Waxaa maqan Pulgar, wuxuuna kubad dhisahan reer Chile ka sheeganayaa muruqa dhanka kubka midig kaasoo la qiimayn doono maalmaha yar ee soo aaddan. Waxaa booskiisa dheelaya Nagy.

Dhanka Milan: Donnarumma ayaa goolka kusoo noqonaya, Romagnoli oo dhaawacnaa ayaa isna loo yeerey balse kaydka ayuu ku bilaabanayaa kabtanka Milan. Waxaa soo kabtay Suso oo ah kabiirka kooxda oo durba safka koowaad ku jira. Weerarku waa Higuain iyo Cutrone.

KAYDKA LABADA KOOXOOD:

  • 1 DA COSTA, 4 DE MAIO, 15 MBAYE, 3 GONZALEZ, 31 DZEMAILI, 17 DONSAH, 11 KREJCI, 30 OKWONKWO, 22 DESTRO, 91 FALCINELLI, 32 SVANBERG
  • 25 REINA, 90 A. DONNARUMMA, 13 ROMAGNOLI, 12 CONTI, 22 MUSACCHIO, 93 LAXALT, 4 MAURI, 16 BERTOLACCI, 77 HALILOVIC, 7 CASTILLEJO, 18 MONTOLIVO, 96 TSADJOUT

GANAAXAN

AAN LA HELI KARIN

  • Pulgar
  • Caldara, Bonaventura, Biglia, Borini

Hadalsame Media