DEG DEG: Mooshinkii laga keenay Madaxwayne Farmaajo oo la sheegayo inuu burburay (Sababta)

0

(Muqdisho) 11 Dis 2018 – Warqad aan wali si rasmi ah loo xaqiijin oo ka soo baxday xaafiiska xogheynta Baarlamaanka ayaa goor dhow lagu shaaciyay inuu jabay mooshinkii buuqa badan dhaliyay kadib markii 14 xildhibaan oo laga been abuurtay ay shaaciyeen in magacyadooda la adeegsaday iyagoon ka warqabin.

Sii Akhri qoraalka xogheynnta.

Hadalsame Media