Nick Jonas iyo Priyanka Chopra oo ugu dambayn aqal galay + Sawirro

0

(Jodhpur) 01 Dis 2018 – Nick Jonas iyo Priyanka Chopra ayaa ugu dambayn ku aqal galay dalka Hindiya, kaddib markii ay muddo isku cindanaayeen.

Qalanjada Bollywood, 36 jir, iyo muusikiistaha Jonas oo iyada 10 sano ka yar, ayaa xaflad cajiib ah ku qabsaday Umaid Bhawan Palace oo ku yaalla Jodhpur, gobolka Rajasthan 4 bilood uun kaddib is doonashadii Luulyo.

Xafladda ayaa loo adeegsadey dhaqamada labada dhinac oo la isku hal barxay, iyadoo ay joogeen asxaab fara badan iyo xubnaha qoysaska labada dhinac.

Hadalsame Media