Faahfaahin ku saabsan Gabdho lagu afduubtay dalka Niger

0
A screengrab taken on May 12, 2014, from a video of Nigerian Islamist extremist group Boko Haram obtained by AFP shows girls, wearing the full-length hijab and praying in an undisclosed rural location. Boko Haram released a new video on claiming to show the missing Nigerian schoolgirls, alleging they had converted to Islam and would not be released until all militant prisoners were freed. A total of 276 girls were abducted on April 14 from the northeastern town of Chibok, in Borno state, which has a sizeable Christian community. Some 223 are still missing. AFP PHOTO / BOKO HARAM RESTRICTED TO EDITORIAL USE - MANDATORY CREDIT "AFP PHOTO / BOKO HARAM" - NO MARKETING NO ADVERTISING CAMPAIGNS - DISTRIBUTED AS A SERVICE TO CLIENTS

(Toumour) 25 Nof 2018 – Wararka laga helayo Booliska Niger ayaa sheegaya in ugu yaraan 18 Gabdhood laga afduubtay Magaalada Toumour ee Gobolka Diffa, Dalka Niger kaasoo xaduud la leh Nigeria.

Sida uu sheegay duqa Magaaladda Toumour,Boukar Mani Orthe Rag hubeysan ayaa afduubtay 18 Gabdhood kaddib markii ay weerareen Iskuul ay gabdhaha wax ku bartaan.

Kooxda Mitidka ah ee Boka Xaraam ayaa loo maleynayaa inay ka dambeyso afduubka gabadhahaan.

Boko Xaraam ayaa Khamiistii la sheegay inay dileen 8 ka mid ah Shaqaalaha Shirkad shidaalka iyo Ceelasha ka qodda Niger oo laga leeyahay Faransiiska.

Hadalsame Media