ARRIN YAAB LEH: Dowladda Shiinaha oo xitaa salaadii & soonkii ku haysata Muslimiinta ku nool dalkaasi + Sawirro

0

(Beijing) 25 Nof 2018 – In ka badan 1 milyan oo ah dadka u badan Shiinaha ee loo yaqaanno Han ayaa lasoo werinayaa inay tagaan guryaha qoysaska Muslimka ah ee Uighur-ka si ay dowladda ugu soo sheegaan haddii ay ku dhaqmayaan diintooda oo loo arko dhaqamo aan ”wadani ahayn”.

Dadkan oo ay gobolka Xinjiang u dirtay dowladda Shiinaha, ayaa dowladda u werinaya waxyaabo la xiriira dhaqanka joogtada ah ee dadkan, sida inay dukanayaan, ama ay diidayaan aalkolada iyo sigaarka.

Hadalsame Media